Ra’isul Wasaare Kheyre Ubax dhigay taallada SYL ee Muqdisho (Daawo Sawirro)

 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Khayre, oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 75 sano guuradii kasoo wareegatay markii dhiddibada loo taagay ururkii SYL ayaa hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii munaasabaddu socotay waxa uu ubax dhigay taallada halyeeyadii dhaliyarada SYL waxa uuna xusay muhiimadda ay leedahay maalinta … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre Ubax dhigay taallada SYL ee Muqdisho (Daawo Sawirro)